Выберите регион
и язык интерфейса
Покажем актуальные для региона
Telegram-каналы и возможности
Регион
avatar

التراث المسجل لعلماء الصومال

Turaasculimo
Waa mareeg lagu aruuriyo duruusta culimada soomaaliyeed. Waxa ka masuul ah: https://t.me/IshraqCenter
Подписчики
95 700
24 часа
-100
30 дней
500
Просмотры
13 706
ER
15,66%
Посты (30д)
8
Символов в посте
270
Инсайты от анализа ИИ по постам канала
Категория канала
Религия и духовность
Пол аудитории
Мужской
Возраст аудитории
35-44
Финансовый статус аудитории
Средний
Профессии аудитории
Образование
Краткое описание
April 26, 19:03
Файлы недоступны
1
Открыть в Telegram

📢
FURSAD SHAQO:
VIDEO EDITOR & CAMERAMAN
Ma tahay Video Editor xirfad leh?
Waxa loo baahan yahay
qof hal-abuur leh
oo ka shaqeeya magaalada Hargeisa.

Xirfadda:
Adobe Premiere, After Effects, iyo Duubista.

Shuruudaha:
Portfolio, waqti dhawris, iyo fahamka luuqadda Carabiga.
📞
Wixii faahfaahin ah kala xidhiidh:
WhatsApp:
+252634846862
F.g: Qof
Hargeysa
joogo oo kaliya weeye.

April 18, 02:35
Файлы недоступны
1
Открыть в Telegram

••
《 تفسير القرآن الكريم》
للشيخ:
عبد الناصر حسين عثمان
https://t.me/Turaasculimo/47848
.

April 18, 02:35
Файлы недоступны
1
Открыть в Telegram

#Tacsi
Ilaahay ha u naxariisto Sheekh Cabdinaasir Xuseen Cismaan oo xalay u geeriyooday xanuun muddooyinkii u dambeeyay hayay.
Sheekhu waxa uu ka mid ahaa tiirarka culimada Soomaaliyeed, isagoo ku caan baxay Tafsiirka Qur'aanka Kariimka ah.
Ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo ehelkiisii, qaraabadiisii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed.
https://www.facebook.com/share/17NYwchVWA/?mibextid=wwXIfr

https://t.me/Turaasculimo/62201

April 06, 04:32
Файлы недоступны
1
1
Открыть в Telegram


Taageeridda App-ka Turath
📊
Aqoontu waa dhaxal, Turathna waa kayd aqooneed; qayb ka noqo dacwada si aynu u joogteyno dhaxalka culamadeena.
• Zaad/EVC: 63-8880412
• eDahab: 65-8880412
• Daraasalaam: 63805351
https://t.me/Turaasculimo/90979

April 06, 04:25
Файлы недоступны
1
1
Открыть в Telegram

April 06, 04:24

•••
Dhaxalka Culimada Soomaaliyeed
|
Tusmada Culimada:
🕌
https://t.me/Turaasculimo/32332
Tusmada Funuunta:
📖
https://t.me/Turaasculimo/38604
Mareegta muxaadirooyinka:
🎙️
https://t.me/Muxaadiromuhiima

April 06, 04:24
Файлы недоступны
1
1
Открыть в Telegram

April 03, 09:25
Файлы недоступны
1
1
Открыть в Telegram

Bishaaro

🍏
Waxa si rasmi ah loogu soo daray App-ka Turath nidaamka
iOS (Apple)
.
Hadda waxaad si fudud ugu isticmaali kartaa
iPhone-kaaga.
🔗
Halkan ka degso:
https://onelink.to/cuhq7w
https://t.me/Turaasculimo

March 19, 15:38
Файлы недоступны
1
1
Открыть в Telegram

عيدكُمْ مبارك ..
🎉
تقبّل الله منّا ومنكم صالح الأعمال، وكُلُّ عامٍ وأنتم بخير.
https://www.facebook.com/share/p/18ZZQg9niS/?mibextid=wwXIfr
https://t.me/IshraqCenter

February 23, 14:53
Файлы недоступны
1
1
Открыть в Telegram

#بشرى_لطلاب_العلم

على هامش:
برنامج التوعية الرَّمضانية (٢)
يسعدنا أن ندعوكم لحضور مجلس سماع وراوية:
كتاب الصيام من صحيح مسلم
على الشيخين المحدثين:
الشيخ عبد الله علي جيله
والشيخ سيد عمر معلم عبد يرى

الوقت
: عصر الخميس
الموافق: ٩- رمضان - ١٤٤٧هـ
بث مباشر على قناتنا في التليجرام
🏷️
سيحصل الحضور على إجازة سماع بكتاب صحيح مسلم، وكذلك حديث الرحمة المسلسل بالأوليّة.
https://www.facebook.com/share/1DFwyiEMr1/?mibextid=wwXIfr
https://t.me/IshraqCenter